Al Shabaab oo soo bandhigtay Sargaal kasoo goostay Ciidanka Jubbaland (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay kusoo bandhigtay sargaal ay sheegeen in uu katirsanaa ciidamada Asluubta ee maamulka Jubbaland . Al Shabaab ayaa shaacisay in uu isku soo dhiibay Nuur Yuusuf Saneey oo ay sheegeen in  uu ahaa Taliyihii heestay Xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo, waxaana ninkan lasoo bandhigay isaga … Continue reading Al Shabaab oo soo bandhigtay Sargaal kasoo goostay Ciidanka Jubbaland (Daawo Sawirada)